» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Mutamarkii 7/aad ee Culumada Soomaaliyeed ee ahlusunna waljamaaca ee qaaradda Yurub oo Xalay lagu soo gababgabeeyey Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden.

Mutamarkaan oo ah mid sanadle ah oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qayb galay Culumo Soomaalieed oo ka kala yimid Dunida Daafaheeda , iyo Dadweyne aad u fara badan sida ka muuqata Sawirada.

Mutamarkaan oo si live ah looga fiirsanayey Caalamka oo idil iyada oo aay u tabinayeen Daawadayaasha Webside yada Wasrlalis, Dayniile, iyo Aljazaricc.com, ayaa sidoo kale waxaa ka qayb qaatay Baahintiisa TV. yada kala ah :- SNTV iyo Somalichenal.

Haddaba Mutamarkaan oo wax badan ka duwanaa Kuwii hore marka la fiiriyo Qaabka loo soo agaasimay iyo Tayada Culumada iyo Duruusta aay soo diyaariyeen , ayaa wuxuu ku dhammaaday Jawi wanaagsan , ka dib Laba maalmood oo uu Mutamarkaasi ka socday Folkhuska Xaafadda Rinkeby ee Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden.

Culumadii ka soo qayb gashay Mutamarka Sanadkaan waxaa ka mid ahaa:-

01 - Sheekh C/Fitaax Sheekh Rashiid Sheekh Yuusuf (Biljam)
02 - Sheekh C/llaahi Sheekh Maxamed_Rashiid ( Norway)
03 - Sheekh C/Qaadir Sheekh Yuusuf Ibrahim ( Finland )
04 - Sheekh Maxamuud Maxamed Cali Guriceel ( Sweden )
05 - Sheekh Sheekh C/Raxman Mire Jimcaale (Sweden )
06 - Macallim Aadam Xaji Maxamed Xasan ( Sweden )
07 - Sheekh C/Rasaaq Yuusuf Aadam (UK )
08 - Sheekh Xasan Sheekh Maxamed Xaaji Axmed Gacmagaab ( UK )
09 - Sheekh C/Raxmaan Maxamed Xaashi ( Sweden )
10 - Sheekh C/Rashiid Xasan Axmed ( Finland )
11- Sheekh Haashim Sheekh Yuusuf Ibraahim ( Finland )
12 - Sheekh Xuseen Baardheere ( Sweden )
13- Sheekh C/llaahi Alqaadir ( UK )
14 - sheekh Deeq Xaji Muxumed Xaji Cismaan ( Sweden )
15 - Sheekh Fatxi ( Finland )
16 - Sheekh Cali Daahir ( Finland )
17 - Sheekh Cabdi Kaariye Mahadalle ( Finland )



























 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden