» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Muwaadin Soomaali ah oo la xiriirinayay burcad badeednimo oo lasii deynayo

 

Maxkamad ku taalla Mareykanka ayaa waxa ay go’aamisay in lasii daayo
Muwaadin Soomaali ah kaasi oo lagu eedeynayo inuu xiriir la leeyahay
Xarakada Al Shabaab.

Garsooraha maxkamada federaaliga gobolka Virginiya ee wadanka
Mareykanka Ellen Havilee ayaa sheegtay in ay maxkamadu ay go’aan ku
gaartay in la sii daayo eedeysane Cali Maxamed Cali oo dhalashadiisu
ay tahay Somali loona heystay in uu la shaqeynayay kooxo burcad
badeeda oo afduub u geystay markab ganacsi oo laga lahaa wadanka Spain
sandkii 2008-dii.

Maxkamada ayaa cadeysay in aysan jirin wax cadeymo ah oo u qalma
dabmbiga lagu soo eedeeyay mr Cali kuwaas oo la horkeenay maxakamada
hase yeeshee waxaana ay intaasi ku dartay in la ogyahay in uu sitay
labo passport oo kala duwan markii la soo qabtay,

Warka ayaa intaasi ku daraya in Dacwad qaadayaasha iyo qareenada ka
soo horjeeda iyo kuwa taageersan Cali Maxamed inay isku qilaafsan
yihiin waqtiga rasmiga ah ee la siinayo xoriyad buuxda, lkn hadalka
garsoore Ellen ayaa meesha ka saaraya in Cali uu xabsiga ku dambeyn
doono mudo hal sano ah sida maalmo ka hor ay shaaciyeen qaar ka mida
garyaqaanada dacwada ku soo oogey ninkan.

Cali Maxamed Cali oo ah 50 sano ayaa lagu eedeyay in uu la shaqeynayay
burcadbadeeda isagoo ukala dabqaadi jiray sharikadaha maraakiibta
iskaleh iyo burcadbadeeda ,

lkn Garyaqaan Bernada Johrnson oo u hiilinaya Cali Maxamed ayaa ku
dooday in Cali uu ahaa tarjubaan lasoo kireystay islamarkaana
xirfadiisa shaqo aysan ahayn burcadbadeed, maxakamadaha Mareykanka
ayaa sameystay xeerar ciqaabeed kulul oo ka dhan ah dambiyada ay
galaan kooxaha burcad badeeda Somalida.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden