» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ciidankii Naafadda xooga dalka oo codsaday in la afuriyo bisha Ramadaan

 

 

Ciidanka Naafadda xooga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay ka codsadeen dowladda iyo Umada Soomaaliyeed inay afuriyaan bisha barakeysan ee Radamaan.

Cabdi Mahad Cali oo ah Afhayeenka ciidamada Naafadda Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka codsaday dowladda, Hay’adaha iyo shacabka Soomaaliyeed inay u gargaaraan oo ay afuriyaan Naafadda bisha barakeysan ee Ramadaan oo la guda galayo maalmaha soo socda.

Sidoo kale C/laahi Daahir ayaa sheegay in aysan haysan wax ay ku afuraan bisha Ramadaan Naafadana waxa u maqan oo ay wax ka sugayaan ay tahay Umada Soomaaliyeed oo uu sheegay in markii horaba ay iyaga kaalmo ka heli jireen, isaga oo sheegay hadii ay yihiin Naafadda inay ugu duceynayaan cidii gargaarta in uu Alle gargaaro.

Naafadda Isbitaalka Martiini ayaa ku dhaawacmay dagaalkii 1977-dii lala galay Ethiopia mana jirto cid si rasmi ah u gacan qabata oo waxa ay ku nool yihiin kaalmooyin uu Alle uga soo qaado Umada Soomaaliyeed.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden