» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Nin u xiran Shabaab oo codsi jeediyay

 

 

Lahayste u dhashay wadanka Faransiiska oo gacanta ugu jira Xarakada Al
Shabaab ayaa fariin Video ah oo uu duubay waxa uu diray madaxweynaha
dalkiisa taasi oo uu kaga codsanayo inuu gacan ka gaysto sii
daysmadiisa.

Lahaystaha ayaa waxa uu ku sheegay fariintaan uu u diray Madaxweynaha
Faransiiska in uu wada xaajood la galo Al Shabaab si loo sii daayo
hadii uusan taasi sameyna Madaxweynaha waxa uu sheegay ninkaani in uu
ka cabsi qabo in la dilo.

“Mudane Madaxweyne nolasheeda iyogeerideyda waxa ay ku jirtaa
gacantaada marka waxaan kaa codsanayaa in aad I badbaadiso hadii kale
waxa ay u badan tahay in la idilo” ayuu yiri.

Ninkaani gacanta ugu jira Al Shabaab ayaa haweeneydiisa goor sii
horaysay fariin maqal ah oo ay soo duubtay waxa ay kaga dalbatay
Shabaab inay sii daayaan seygeeda.

Kooxo hubeysan ayaa sanadkii 2009-ka labo ayaa ninkaani gacanta ugu
jira Shabaab iyo mid kale ka afduubtay Hoteelka Saxafi ee magaalada
Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah labadooda ay u suura gashay in uu ka
baxsado Shabaab.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden