» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Nolosha barakacayaasha Muqdisho oo aad u liidata

 

 

Waxaa sii kordhaya cabashada kasoo yeereysa barakacayaasha magaalada
Muqdisho ee dhanka nolosha iyadoo lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Boqolaal qoys ayaa ku nool Magaalada Muqdisho oo barakacayaal ah
xiligaana ay u dhalatay bisha ramadaan oo aan awoodin waxa ay ku
afuraan ama ay kaga baxaan mar aan tagay qaar ka mid ah mar aan tagnay
Xeryaha barakacayaasha ayaa waxaa ka waraysanay qoysaska ku jira
noloshooda.

Mid ka mid ah barakacayaasha ayaa u sheegay Warlalis in ay aad u
liidato xaaladooda nololeed, isaga oo sheegay in aysan haysan wax ay
ku afuraan codsadayna gargaar bini’aadanimo.

Qaar kale oo ka mid ah barakacayaasha ku nool mid ka mida xeryaha
dadkaasi ay kusoo barakaceen waxa ay Umda soomaaliyeed gaar ahaan
ganacsatada iyo hay,adaha deeqaha bixya ka codssanayaan in ay lasoo
garaan kaalmo bini aadanimo oo dagdag ah maadama bey tiri aan ku jirno
bish ramadaanka oo an u bahanahay wax aan kaga baxno.

Dowladda ayaa ugu baaqday Hay’adaha safamafalka inay gargaaraan dadka
taagda daran in aan awoodin inay heleen wax ay ku afuraan bisha
barakeysan ee Ramadaan.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden