» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Odayaasha dhaqanka oo dhaliilay dastuurka

 

 

Odayaasha dhaqanka ayaa waxa ay dhaliileen qaar ka mid ah qodobada ku jira datuurka oo maalmo ka hor loo qeybiyay si ay u aqriyaan.

Waraysi uu siiyay qaar ka mid ah Warbaahinta Max’ed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaaha dhaqanka ayaa waxa uu ku sheegay in ay jiraan qodobo qaldan oo ku jira dastuurka loo qeybiyay kuwaasi oo uu xusay in ay ka horimaanayaan shareecadda Islaamka iyo xaquuqda uu leeyahay Muwaadinka Soomaaliyeed.

Xaad ayaa waxa uu soo jeediyay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax loog qabto oo loo saxo qaladaadka ku jira dastuurka loo sameynayo dalka, isaga oo dhinaca kale cadeeyy in Odayaaha aysan wax tixgalin ah ka hayan dowladda KMG Soomaaliya loona baahan yahay in dastuurka loo madaxbaneeyo.

Ma’uuliyiinta dowladda iyo Wakiilka QM ee soomaaliya ayaa shalay kulan ay la qateen Odayaasha dhaqanka waxa ay kaga codsadadeen inay soo dadajiyaan soo xulida Ergada ansixinta dastuurka maadaama waqtiga u harsan dowladda uu gabogabo yahay.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden