» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Odayaasha dhaqanka oo wali ka cabnaya faragalin

 

 

Odoyaaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho ayaa waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen odoyaal lagu soo daray gudiga xalinta qilaafaadka kuwaasi oo ay sheegeen in uu horay muran ugu jiray

Cabdi C/qaadir Diiriye oo ka Mid ka mid ah odoyaasha dhanqanka ayaa waxa uu sheegay in ay qilaaf iyo muran xoogan sii abuuri doonto odoyaashan hada lagu soodaray gudiga xalinta qilaafaadka waxana uu gudigaas ugu baaqay in ay ka taliyaan aayaha umada soomaaliyeed dadka lagu soo daraayana gudigaas laga fiirsado

Xiliyadii u dambeysay ayaa waxaamuran iyo qilaaf u dhaxeeyay Odoyaasha dhaqanka iyo saxiixayaasha Roadmap-ka kaasi oo ku aadanaa in saxiixayaasha ay faraha la soo galeen howlihii loo idmaday odoyaasha dhaqanka taasi oo keentay in odoyaasha ay eedeyn kulul u soo jeediyaan saxiixayaaaasha Roadmap-ka


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden