Odayaasha
dhaqanka oo sheegay in loo yeeriyo howshooda
Mid ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee Shirka Muqdisho ayaa
waxa uu
sheegay in wax lala yaabo ay tahay in la sheego in Odayaasha
ay
saaran tahay Masuuliyadda dalka hadana sida uu sheegay
loo yeeriyo
howlaha loo xilsaaray taasi oo uu sheegay inay tahay wax aan
la
aqbali Karin loona baahan yahay in Odayaasha loo madax baneeyo
shaqadoooda.
Sidoo kale Odey dhaqameedkaani waxa uu sheegay in dastuurka
laga
diiday inay wax ka badalaan qaldaad badana ay ku jiraan kuwaasi
oo uu
ka digay in sidoo lagu ansixyo hadii laga ansixiyana waxa
uu xusay
inay Masuuliyada kusoo laabaneyso Odayaash dhaqanka.
Ergada ansixinta ayaa waxaa laga sugayaa ansixinta dastuurka
xili
dastuurka la sheegayo inay ku jiraan qaladaad badan oo wax
dan ah ugu
jirin Umada Soomaaliyeed.