» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Qarax ay ku dhaawacmeen askar oo ka dhacay Muqdisho

 

Qaraxaani oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa xalay waxaa degmada Wardhiiglay ee magaalada muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda oo baaritaano ka waday qeybo ka mid ah degmadaasi sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Taliyaha ciidamada booliska degmada Wardhiiglay Cabdi Max’ed Cabdulle Shiine ayaa waxa uu sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen 3 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda kuwaasi oo uu sheegay in mid ka mid ah uu dhaawaciisa culus yahay.

Xiliyadii habeenkii ayaa waxaa inta badan ka dhaca magaalada Muqdisho dilal qorsheysan iyo qaraxyo lala eegto Mas’uuliyiinta iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden