» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Qaraxyo xalay ka dhcay Afgooye iyo dad loo saa qab qabtay,

 

Sida ay ku waramayaan wararka aynu ka heleyso Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose waxaa Halkaa Xalay ka dhacay Qaraxyo labo ah kuwaa oo ah Bambooyinka gacanta laga Tuuro waxaana lagu weeraray Saldhiga Degmada Afgooye .

Wararka ayaa waxaa ay Intaa ku dareen in Qaraxyada ay Geesteen Khasaaro Soo gaaray Askar ka tirsan Ciidanka Biliiska oo ku sugnaa Saldhiga halkaa oo ay ku dhaawacmeen 2 Askari waxaana Saka Ciidamada Biliisku ay ka wadaan xaafadaha Degmada Howlo baaritaano ah oo ay ku baadi Goobayaan Dadkii ka Dambeeyay Qaraxyada .

Ruux Goob jooge ahaa oo ku Sugan Degmada afgooye ayaa waxaa uu sheegay in ay Ciidamadu saaka Howl galka ku soo Qabteen in ka badan 20 Ruux oo lagu tuhmayo in ay ku luglahaayeen falalkaas amaanka lagu Carqaladeynayay.

Qaraxyada iyo Dilalka ka dhaca magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo Goboladda Dalka ee Dowladu dhawaan la wareegtay ayaa la aaminsan yahy in ay Mas,uul ka tahay Xarakada al-Shabaab oo iyadu in badan oo ka mid ah Sheegatay Falalkaasi.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden