» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Qoysas danyar ah oo eedeeyay Maxkamada gobolka Banaadir


Barakacayaal ku nool degmada Huriwaa ayaa waxa ay ku eedeeyeen Maxkamada gobolka Banaadir in ay ku lug leedahay dhul ay dagan yihiin oo shaqsiyaad ay doonayaan in ay kula wareegaan si sharci daro ah.

Dad dhawaan dib uga soo laabtay deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho oo hada dagan Xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ayaa waxa ay sheegeen in ay dhibaato ku qabaan shaqsiyaad doonaya in ay kala wareegaan dhulkooda kuwaasi oo ay sheegeen in ay kaashanayaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamada gobolka Banaadir.

Mid ka mid ah dadkaasi oo isugu jira haween iyo Rag ayaa u sheegay Warlalis in ay iyaga xaq u leeyihiin dhulka ay dagan yihiin oo ay sheegeen in uu ku yaallo Warshadda ay ku sheegeen magaceeda Warshada gowraca, waxaana ay ka codsadeen dowladda in arintaasi ay wax ka qabato.

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo badanayay dacwadaha la xiriira is qabqasiga dhuleed, iyadoo Maxkamada gobolka Banaadir aysan ahayn markii u horaysay oo loo jeediyo eedeyn sidaani oo kala ah.



 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden