» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Siyaasiyiin, aqoonyahaano, iyo Odayaal ka hadlay Ra’isul wasaaraha cusub

 

C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya
ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhaweynayo Ra’iisul wasaaraha cusub ee
soomaaliya oo uu sheegay in shaqsiga loo magacaabay uu yahay nin uu si
wanaagsan u garanayo oo awood u leh dalka uu ka samata bixiyo
dhibaatada.

Siyaasigaani ayaa waxa uu kula taliyay Ra’iisul wasaaraha in uu soo
magcaabo Xukuumad tayo leh, isaga oo la tashanaya Madaxda dowladda iyo
qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha
inuu meel iska dhigo figradaha uga imaan doono Ururada siyaasadeed ee
daneenaya inay Xukuumada ka mid noqdaan.

Sidoo kale Maxamed Cabdi Wali Sheekh Yuusuf oo isna ka mid ah
Aqoonyahanada Soomaalida ayaa waxa uu sheegay in Saacid Ra’iisul
wasaaraha cusub uu aqoon leeyahay inuu ku yaqaano inuu yahay nin
aqoonyahaan oo leh karti iyo hufnaan, isaga oo sheegay in uu rajeynayo
in uu wax ka qabto dhibaatada ka taagan dalka.

Ugu dambeyntii Nabadoon Max’ed Xasan Xaad ayaa waxa uu sheegay in
Ra’iisul wasaaraha cusub uu wax ku qaban karo iyadoo si wada jir ah
loola shaqeeyo, waxaana uu ka codsaday in uu soo dhiso Xukuumad wax
qabad leh.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden