» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Safaarada Somalia ee Masar maxay kala socotaa dad ku xiran dalkaasi

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la hadlay Warlalis ayaa waxa uu ka hadlay dad Soomaali ah oo ku xiran dalkaasi kuwaasi oo isugu jira kuwa dalkaasi si sharci daro ah ku galay iyo kuwa doonayay inay kasii baxaan Masar.

C/laahi Xasan Max’ud ayaa waxa uu sheegay in xabsiyada Masar ay ku jiraan dad Soomaali ah oo uu sheegay in aysan waxba ka qaban Karin xariga loo gaystay maadaama sida uu xusay ay ku xad gudbeen sharciga dalka oo ay kusoo galeen si sharci daro ah si sharci darana ay uga baxaan.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar ayaa waxa uu sheegay in dadkaasi u xiran Masar aysan jirin dhibaato xabsiga loogu gaysto balse waxa uu sheegay in marka ay xarigooda dhamaystaan loo keeno kadiba Safaaradooda lagu amro inay dalkooda ku celiso.

Dadka Soomaalida ah ee ku xiran Masar ayaa waxa ay dalkaasi ka galaan dhinaca xeebaha Liibiya si ay halkaasi uga helaan nolol ka wanaagsan mida dalkooda.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden