» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Saraakiisha ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo kismaayo ku yeeshay kulan looga hadlay Amaanka jubooyinka

 

Kulan looga hadlayay Sugida amaanka magaaalada Kismaaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda hoose ayaa xalay waxaa Kismaayo ku Yeeshay Saraaakiisha Ciidamada Dowladda kuwa Raas kambooni iyo kuwa Kenya ee AMISOM Qaybta ka ah ka dib markii ay Shalay maamul KMG ah u Sameeyeen.

Generaal Saxardiid oo ah afafahyeenka ciidamada Dowlada ee Gobalada Jubooyinka ayaa waxaa uu sheegay in Amaanka Sidii loo sugi lahaa ay ka wada hadleen saraaakiisha Xalay Kulanka Yeelatay ayna Go.aaan ka gaareen arintaasi.

Dhinaca kale waxaaa ay shaaciyeen saraakiishu Magacyada 12 Ruux oo Shalay lagu dhawaaqay in ay si KMG ah u sii hayn doonaan Maamulka Magaalada Kismaayo.

Waxaa ay kala yihiin Magacyadoodu sida tan .

Gen.Ismaaaciil Saxardiid oo loo Magacaabay Gudoomiyaha Gudiga Amniga

Muuse gab oo isna loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga maaliyada

Xaaadhuun oo isna loo magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka ahna Maareeyaha Dekada .

Cabdi Naasir Seeraar oo Isna loo Magacaabay Gudoomiyaha Arimaha Bulshada .

Aw yuusuf oo isna loo magacaabay Gudoomiyaha Arimaha samafalka .

Macalin xaashi isna waxaaa loo magacaabay Ku xigeenka Arimaha Samafalka

Gudoomiyaha garsoorka Xujaale

Ku xigeenkiisana Axmed Carab .

Xubnahaan maaamulka Kismaayo loo Magacaabay ayaa waxaa ay Maamuli doonaan magaalada Kismaaayo Mudo Bil ah iyadoo ka dibna Maamul Buuxa loo dhisi Doono Gobolka Jubadda hoose.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden