» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Sarkaal hore oo ka tala bixiyay arimaha Kismaayo

 

Iyadoo cabsi badan laga qabo in kadib qabsahada magaalada Kismaayo ay magaaladaasi ka dhacaan dagaalo sokeeye hadii aan loo sameyn Maamul dowladeed ayaa waxaa Saraakiishii dowladii dhaxe ay ka hadleen sida lagu sugi karo amaanka magaalada.

Korneel Aadan Urur Cabdi oo ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada dowldadii dhaxe ee uu hogaaminayay alle ha naxariistee Gen’ Max’ed Siyaad Barre ayaa waxa uu sheegay in amaanka magaalada Kismaayo lagu sugi karo in loo sameeyo Boolis iyo Nabad Sugid gaar ah Militerigana ay magaalada banaanka ka joogaan

Sarkaalkaani ayaa intaasi ku daray in laga yaabo in Shabaabkii Magaalada laga saaray ay weeraro ku soo qaadaan loona baahan yahay in laga taxadaro oo lala socdo dhaqdhaqaqooda cidii laga shakiyana la soo qabto oo sharciga la horkeeno

Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ee AMISOM qeybta ka ah ayaa si rasmi ah ula wareegay magaalada Kismaayo halkaasi oo habeeno ka hor ay isaga baxeen Xarakada Al Shabaab.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden