» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Save the Children oo ka digeysa macluul mar kale ka dilaacda Somalia


Hay’adda badbaadinta dhallaanka ee Save the Children ayaa sheegtey in gobollada dhexe iyo koonfureed ee Somalia ay soo food-saartey xaalad xun iyadoo aanay dadku helin roobab ku filan.


Hay’adda ayaa ka digtey in in dagaallada iyo roob la’anta ay sii xumeynayaan xaaladda dadka ka soo kabanaayey macluushii ba’neyd ee sanad ka hor ku dhufatey Somalia.


Save the Children wxay leedahay “waxa la filayaa in uu daaho dalaga laga filayo beeraha sababo laxiriiraroob yari “

Hay’ada ayaa sheegeysa in ilaa 1.4 milyan oo barakacayaal ah ay qarka u saaranyihiin in ay soo food-saarto cunno yari, iyadoo la qiyaasayo in qiimaha raashiinka uu cirka isku shareero.


Save the children ayaa ku baaqeysa kaalmo dhaqaale oo deg-deg ah si wax looga qabto dhibaatadaasi.


Bishii july ee sanadkii la soo dhaafaya ayay ahayd markii qeybo kamid dalka Somalia ay ka dilaacday abaar galaafatay dhimashada dad badan oo soomaaliyeed kuwaas oo ku sugnaa qaarkamid ah gobollada dalka Somalia .


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden