Shaaficiyah.com
» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunn
a.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dagaal Khasaare geystay oo Alshabaab iyo Beeraleey ku dhexmaray Deegaano ka mid ah Gobolka Shabeellada hoose.


Dagaal u dhexeeya Ururka Al-shabaab iyo beeralay ayaa ka qarxay Maanta Degmooyin hoos taga GobolkA Shabeellada hoose ka dib markii muran dhexmaray labada dhinac oo sii balaartay.

Dad beeralay Caraysan ah iyo Al-shabaab ayaa waxuu dagaal Xoogaan oo waqti qaatay Gelinkii dambe ee Shalay ku dhexmaray Deegaan hoostaga Degmada Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida dadka Deegaanka lagu dagaalay u xaqiijiyeen Warlalis.com , dagaalka ayaa salka ku hayay Dhul beereedyo Maxkamada Al-shabaab ay go'aamisay in dadkii lahaa laga wareejiyo dad kalana la siiso.

Shalay Galab ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qadeen dadkii deegaanka ee Beeralayda ahaa si ay dhulka uga wareejiyaan iyagana ay usoo xiraan ka dibna waxaa halkaas ka bilowday dagaal qasaaro gaystay oo dhexmaray Beeralayda iyo Ciidamada Al-shabaab.

Inta la ogyahay waxaa dagaalka ku dhintay Labo ruux oo ahaa Dadkii beeralayda ee iska difaacayay Shabaab , sadex kalena iyagoo dhaawac ah ayay wateen Ciidamada Ururka Al-shabaab.

Maxkamada Al-shabaab ayaa dhawaan Iclaamisay in dhul beeredyo laga qaado qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmooyinka Qoryooleey iyo Janaale islamarkaana lagu wareejinayo dad kale.


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden