Shabaab
lagu qabtay Belgeum,ka.
Dowlada Biljimka ayaa waxa ay sheegtay inay gacanta ku dhigty
ilaa iyo Todobo ruux oo ay kaga shakisay inay weeraro ka geesan
rabeen dalkaasi islamarkaana Tababaro ay ku qaateen Soomaaliya.
Warar aanu ka heleeno Magaalada Brussels ee caasimada dalka
Biljimka ayaa ku waramaya in Xukuumada Biljimka ay Gacanta
ku dhugty ilaa iyo Todobo Qof oo lagu tuhmayo in ay ka barbar
dagaalameen xarakada Al-Shabab xili ay doonayeen inay Qaraxyo
ka geestaan dalkaasi.
Raadiyaha Dowlada Bijimka ayaa warinaya 7 Ruux oo dhamaantood
rag ah in ay Booliska gacanta ku soo dhigeen haatana ay Baaritaano
ku socdaan Hadii ay ku cadaatana inay xiriir la leeyihin Al
Shabab ay mutesan doonaan Ciqaab adatg.
Wararka aanu heleeno ayaa waxa ay intaa ku darayaan in Todobada
qof ee lagu eedeeyay inay Kabarbar dagaalameen Al-shabab oo
ka soo horjeeda jiritaan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa
Mid kamid ah waxa uu udhashy Biljimka halka lixda kalana lasheegy
qeybkamid ah inay haystaan dhalashada wadanka Morocco inta
kalana aan wali lashaacin dhalashadooda balse lasheegy inay
African yihiin.
Maahan markii oo wadamada caalamka ay shaaciyaan rag
ay sheegeen inay xiriir laleeyihin Al-Shabaab ay maxkamad
sootaagaan iyadoona wadamo uu ka mid yahay Mareekankana ay
qaarkood xukumo xabsi Dain ah ay ku xukumaan.