» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shabaab oo ka hadlay howlgalada Muqdisho

 

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Max'ud Raage Cali dheere oo Shir jaraa'id qabtay ayaa waxa uu ka hadlay baaritaanada ciidamada dowladda ay maalmahaan ka sameynayaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu cali dheere sheegai in baaritaanadaas lagu soo qabqabtay dad shacab ah balse aysan jirin cid ka tirsan Shabaab oo lagu soo qabtay.

"Ciidamada dowlada waxa ay dhibaato ku hayaan umada Soomaaliyeed oo ay u geystaan dhibaatooyin dil iyo dhac isgu jira waxaan balan qaadeenaa marka ay boqolaal dad ah ay soo xirxiraan in ay la kulmaan weeraro fara badan oo kaga yimaadoada Shabaab taasina waxa ay daliil u noqoneysaa in aysan jirin qof shabaab ah oo lagu soo qabtay howlgalad "waa sida uu yiri Cali dheere

Hadalka Afhayenka shabaab ayaa waxauu imaanayaa xili maalmihii u dambeyay ay ciidamada dowlada ay baaritaano ka wadeen Gudaha magaalada Muqdisho iyagoo howlgaladaas ku soo qabqabtay dad tiradooda kor u dhaaftay 2000 kun waxaana ay saraakisha dowlada ay sheegeen in ay dadkan ku jiraan rag ka tirsan xarakada Al shabaab


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden