» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shabaab oo toogtay rag lagu eedeeyay jaajuusnimo

 

Xarakadda Al-Shabab ayaa magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh.hoose
ku toogtay Sadex ruux oo ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen wadamada
Maraykanka iyo Ingiriiska.

Goob fagaare ah oo ku taala magaalada magaalada Marka oo ay dad badani
iskugu soo baxeen ayaa waxaa lagu toogtay Sadexda ruux oo indhaha laga
xiray.

Sh, Cabdul Xaq oo Xarakadda Al-Shabab u qaabilsan dhinaca garsoorka
ayaa sheegay in sadexdaan ruux ay qirteen dambiyada lagu eedeeyeey.

Al-Shabab ayaa mid ka mid ah Sadexdaan ruux waxay ku eedeeyeen inuu
xiriir toos ah la lahaa xafiis ay sheegeen in magaalada Hargeysa ay ku
leedahay hay’adda sirdoonka wadanka Ingiriiska ee MI6 isla markaana uu
sabab u ahaa shirqoolo loo gaystay xubno Shababka ka tirsanaa.
u
Labada kale ayaa waxaa lagu eedeeyay inay wada shaqeyn la lahaayeen
dilal loo gaystay xubno aan Soomaali aheyn oo ka bar bar dagaalama
Al-Shabab ee Qacida ka tirsanaa kuwaasoo lagu dilay duqeymo ka dhacay
Ceelasha biyaha iyo deegaanka No.60 ee Sh/hoose.

Shaqsiyaadkaasi la dilay oo Shababku ugu yeereen ayaa waxaa lagu
magacaabi jiray Bilal Al-Birjaawi Abuu Axmed Al-Marookaawi iyo
Abubakar Al-Markaawi.

Gudoomiyaha Al-Shabab ee Sh/hoose Sh, Max’ed Abuu C/lla ayaa sheegay
in Sadexda nin ee maanta la dilay ay soo qabteen ciidamada Amniyaadka
la yiraahdo.

Warar aynu helayno ayaa sheegaya in ragga manta la dilay ay ka
tirsanaayeen dagaalyahanada Al-Shabab.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden