» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shabaab: “Waan ku guuleysanay weeraradii is qarxinta”

 

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Max’ud Raage Cali Dheere ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Hoteel uu magaalada Muqdisho ka daganaa Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud oo halkaasi kulan kula lahaa wasiirka arrimaha dibadda Kenya.

Cali Dheere ayaa sheegay in weeraradaasi ay u dhaceen sidii loogu tala galay ayna ku dileen labaatameeyo ka tirsanaa ilaalada wasiirka arrimaha dibadda, iyo ciidamo ka kala tirsan dowladda iyo AMISOM in kalana ay ku dhaawaceen.

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in waxa uu ku sheegay gaaladda aysan uga badbaadeenin meel kasta oo ay ku beegsanayaan hadii ay tahay Madaxtooyada iyo hadii ay tahay Airborka, isaga oo shacabka ugu baaqay inay fashiliyaan dowladda cusub.

Qaraxyadii shalay ayaa waxa ku geeriyooday ku dhawaad 10 ruux halka in ka badana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo isugu jiray ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo weeraradii shalay uu cambaareeyay Madaxweynaha cusub ee la doonayay in lagu qaarijiyo.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden