» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Madaxweyne Shariif oo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan amray inuu joojiyo Banaanbaxa uu horey ugu Baaqay Tarsan kadib Markii la Canaantay Madaxweyne Shariif, Yaa Canaantay?

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan safar dalka Ruwanda ah kasoo laabtay ayaa la sheegayaa inuu markii uu magaalada Muqdisho cagaha soo dhigay uu isla markiiba u wacay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Tarsan, madaxweyne Shariif ayaa Mr Tarsan u sheegay in canaan kulul ay uga timid beesha caalamka iyo madaxweynaha Puntland, canaantaas oo dhinaca beesha caalamka uu usoo gudbiyey Shariif Sh Axmed wakiilka UN-ka Amb. Mahiga iyada oo madaxweyne Shariif lagu eedeeyay kacdoonka uu bilaabay Maamulka Gobolka Banaadir gudoomiyihiisa oo uu ku diidan yahay dastuurka uu masuuliyadiisa qaadi doono Shariif sh axmed.

Dhinaca kale madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo sitoos ah usoo wacay madaxweyne Shariif xili uu ku sugnaa Dalka Ruwanda ayaa u sheegay in wax kasta oo uu ku hadlo Mr Tarsan ama uu diido in Puntland iyo Caalamku u qaadanayaan in Shariif Sh Axmed uu ka danbeeyo, haddii uu dhaco banaanbaxaasna uu keeni karayo in Road mab-ku burburo, hadii uu Road mabku burburana uu masuuliyadiisa qaadi doono Madaxweyne Shariif sidaa daraadeedna uu Caalamku hirgelin doono Plan B oo uusan Shariifku lug ku yeelan doonin.

Madaxweyne Shariif oo quud daraynaya in dib loo soo doorto ayaa Tarsan u sheegay in Banaanbaxa uu joojiyo, waxyaalaha uu tabanayana la isku dayo in si hoose loo xaliyo.

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa magaciisa iyo magaca bulshada Koofurta Soomaaliya dhib weyn u geystay isaga oo ogolaaday in Dastuur aan aqoonsanayn Caasimada Muqdisho, sidoo kalana aan kala cadeyneynin awoodaha Dawladda Soomaaliya iyo Maamulada hoos taga dawlada Soomaaliya, dastuurkaan oo noqon doona caqabada ugu weyn ee loo sii dhigay Dawladda Rasmiga ah ee la doonayo in loo sameeyo Dalka Soomaaliya.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden