» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shirweynihii Isku Xirka Adduunka Adeegayaasha Arimaha Bulshada iyo Horumarintooda ee Stcokholm 2012

 

Waxaa maanta magaalada Stockholm ee caasimadda waddanka Sweden lagu soo gabagabeeyey shirweynihii labaad ee Isku Xirka Aduunka Dhinaca Shaqada Arimaha Bulshada iyo Horumarinta Arimaha Bulshada kaasoo ay ka soo qayb galeen xubao matalaya dawladaha adduunka iyo hay’adaha caalamiga ah ee adduunka iyo kuwa aan dawliga ahaynba.

Waxaa shirkaas Somaaliya uga qaybgalay Dr. Maxamed Khaliif Jaamac oo ah u Qaybsanaha Xiriirka Caalamiga Ahlu Sunna Wal-Jamaaca iyadoo isaga iyo saaxiibkiis oo ah Garyaqaan Suudaani ah ay ka soo jeediyeen shirkaas barnaamij ay aad ula dhaceen dhamaan dadkii ka soo qayb galay oo ka hadlayay, Sidii dadka qaxootiga ah ay u dhexgali lahaayeen bulshada ay u yimaadeen iyo sidii waalidka haysta ubadka u dhexeeya 3-12 sanno uu ubadkooda iyo ayaguba iyagoon ka tagin dhaqankooda ay bulshada ula jaanqaadi lahaayeen barnaamijkaas oo loogu magac daray COPE Integration: Refugees(The Community Parent Education Programe for Immigrants).

Qodabada ugu muhiimsanaa ee shirkaa looga hadlayna ay ahaayeen:

1. Xuquuqda Bin’aadamka iyo Sinaanta Bulshada

2. Isbeddelka Bay’ada iyo Kor u Qaadista Horumarka Arimaha Bulshada

3. Waxqabadka Arimaha Bulshada iyo Shaqadooda Doorkooda Caalamka ay ku leeyihiin

Shirkaan ayaa ku soo afjarmay isafgarad iyo in la kordhiyo waxtarka y bulshada ku leeyihiin Adeegayaasha Arimaha Bulshada iyadoo la soo jeediyay in arrinkaan ay muhiim tahay:-

· In dawladuhu ku daraan ajendaha maamulkooda

· Iyo in G20 lagu daro ajendayaashooda shirarka

Waxaana la isku afgartay in shirka xiga uu ka dhaco waddanka Australia magaaladiisa Mebourne sanadka 2014ka.




 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden