» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Soomaaliya oo ay bil walba ku barakacaan 3,000 oo ruux

 

Qaar ka mid ah Hay’adaha samafalka oo ka hadlayay xaaladaha ay ku nool
yihiin barakacayaasha Soomaaliyeed ayaa waxay sheegeen in bil walba ay
Soomaaliya ku barakacaan dad gaaraya (3,000 Sadex kun) oo ruux kuwaas
oo ay haystaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin colaado iyo gar gaar
la’aan.

Warbixin kasooo baxday hay’adda Action Against Hunger oo ka mid ah
hay’adaha samafalka ayaa waxay sheegtay inay jiraan dhibaatooyin adag
oo haysta Soomaalida ku jira xeryaha ay daganyihiin dadka
barakacayaasha ah.

Hay’ddaan la yiraahdo Action Against Hunger waxay hadalkeeda ku
sheegtay inay sanadkaan kordheen dadka ka cararaya dagaalada kusii
fidaya gobolada dalka ee u dhaxeeya ciidamada dowladda oo ay
kaabayaan kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dadka ayay sheegtay warka ay Hay’adaan soo saartay warka in xilli
roobaadkii oo sanadkaan yaraaday ay sabab u noqonayso in dadku waayaan
raashin ku filan taasina ay keentay inay u guur guuraan meelo ay
raashin ka heli karaan, waxaana hay’addu intaa ku dartay in dad
gaaraya 2.5 million oo ruux inay u baahan yihiin inay gar gaar helaan.

Warbixinta ka soo baxday Hay’adaha samafalka waxaa sidoo kale lagu
sheegay in xeryaha ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku yaala
magaaalada Muqdisho ay ka jiraan xaalad macaluul ah isla markaana ay
kaalmo u baahanyihiin.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden