» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Somaliland oo sharuud ku xirtay wada hadalada Dowladda

 

Faysal Cali Waraabe oo ka tirsan Mas’uuliyiinta Maamulka somalialnd ayaa waxa uu sharuud ku xiray wada hadalada Somaliland iyo dowladda cusub ee lagu yagleelayo Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in hadii uu kusoo baxo jagada Madaxweyninimo nin ka shaqeynaya danaha shisheeya oo aan anficin Umada Soomaaliyeed in aysan wax wada hadalo la galeynin dowladda balse waxa uu sheegay hadii uu kusoo baxo nin dan u ah Soomaalida inay wada hadalada dib u bilaabayaan.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu dhinaca kale sheegay in sababta ay uga hadlayaan arrimaha Soomaaliya ay tahay inay gacan ka siiyaan walaalahooda inay ka samata baxaan dhibaatada balse waxa uu sheegay in taasi macnaheeda aysan aheyn in Somaliland ay ka laabatay mowqifkeeda gooni isku istaaga.

Wada hadalada dowladda iyo Somaliland ayaa hakaday maadaama uu dhamaaday waqtiga dowladda dib ayaana la filayaa in loo bilaabo.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden