» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Somaliland oo hakad galisay wada hadaladii ay kula jirtay dowladda KMG

 

Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland Max'ed C/laahi Cumar oo Shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in ay hakad galiyeen wada hadaladii ay kula jireen dowladda KMG Soomaaliya sababo la xiriira dowladda oo waqtigeeda uu sii dhamaanayo iyo iyadoo Madaxda ay ku mashquulsan yihiin dhisida dowlad cusub.


"Soomaaliya hada waxa ay galaysaa marxalad cusub oo doorasho ayaa ka dhaceysa, waxa ay sidoo kale ku mashquulsan tahay sidii ay dastuur u sameysan lahayd marka sidaasi awgeed waxaan hakinay wada hadalada oo waxaan sugeynaa inta ay laga soo dhisayo dowlad cusub taasi ayaana la hadleena maadaama tani uu waqtigeeda dhamaad yahay" sidaasi waxaa yiri Somlailand.


Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sidoo kale sheegay inay ku rajo weyn yihiin sida uu hadalka u dhigay inay madax banaani helaan maadaama uu sheegay in labada dhinac ee dowladda iyo Somaliland ay isku soo dhawaadeen meel wanaagsana ay wax u marayaan.


21 sano ka hor ayaa Maamulka Somaliland waxa uu ku dhawaaqay inuu ka go'ay soomaaliya inteeda kale oo uu yahay dal madax banaan inkastoo mudooyinkii dambe mowjado arrintaasi burin karo uu ku furmay maamulkaasi kadib markii deegaanada Sool, sanaag iyo Togdheer looga dhawaaqay Maamul la magac baxay Khaatuma State kaasi oo ay aqoonsatay dowladda.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden