» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

QM: “Soomaaliya waxa ay saxiixday heshiis"

 

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay ku xaqiijisay in Soomaaliya ay si toos ah ugu mid noqoatay heshiiska Caalamiga ah ee ka hortagga qatarta Miinooyinka, kaddib markii ay si toos ah ugu biirtay Dowladaha heshiiskaasi qeybta ka ah oo haatan ay ku noqoneyso dowladda 160-aad ee qallinka ku duugtay Heshiiskaasi.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya si booskeeda ay ku leedahay heshiiskaasi uu u meel maro lasiin doono Qalab loogu talagalay ka hortagga Miinooyinka, gaar ahaan kuwa dhulka lagu aaso, maadaama Soomaaliya ay ka mid tahay meelaha ugu badan ee ka dhaca qaraxyada Miinooyinka.

Dowladaha ku bahoobay ka hortagga qatarada Miinooyinka ayaa heshiiskii lagu aas aasay waxa uu dhacay sanaddii 1997-dii kaasi oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norway, iyadoo kullankii xigay ee 1999-kii ay gaareen Xubnaha heshiiskaasi illaa 155-dowladood, waxaana xilligaasi wixii ka dambeeyay soo kordhayay baahida dowlado dhowr ah ay u qabaan inay qeyb ka noqdaan heshiiskaasi.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden