» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku waxyeeloobay xeebaha Croatia


Sida uu ku waramayo wargeyska Croatian Times oo ka soo baxa caasimada wadanka Croatia Zagreb illaa iyo 65 ruux oo ay ku jiraan muwaadiniin Soomaali ah ayaa ku geeriyooday xeebaha wadankaasi kadib markii ay la dagtay doontii ay la socdeen.

Wararku waxay sheegayaan in doontu ku degtay xeebaha magaalada dekeda leh Dalamatian oo ku taala koofurta wadankaasi Croatia.

Ciidamada illaalada xeebaha wadanka Croatia ayaa u sheegay warbaahinta in muhaajiriintaan oo u kala dhashay wadamada Soomaaliya, Masar, Syria iyo Afghanistan waxay ku sii jeeday xeebaha wadanka Gariiga iyadoo ka tagtay wadanka Talyaaniga kadina ay uga sii gudbaan wadamo kale oo qaaradda Yurub ku yaala .

Ciidamada illaalada xeebaha Croatia ayaa sheegay in qaar ka mid ah tahriibayaashaan oo la bad baaadiyay la geeyay magaalada Gruz halkaasoo su’aalo lagu baxnaanin doono.

Dalka Croatia oo ka mid ah wadamada ku yaala bartamaha qaaradda Yurub ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka aysan inta badan tahriibayaasha Soomaaluiyeeed safarada ku maraan.



 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden