» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Taliska booliska oo soo bandhigay dad iyo hub la qabtay

 

Taliyaha ciidamada booliska gobolka Banaadir Axmed Xasan Maalin iyo
Saraakiil kale oo ka tirsan booliska oo maanta shir jaraa’id ku qabtay
magaalada Muqdisho ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen howlgal dad iyo
lagu qabtay oo ay ka sameeyeen maanta magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in howlgal ka dhacay degmada Hodan
oo amaanka lagu xaqiijinayay ay kusoo qabteen in ku dhawaad 300 oo
ruux kuwaasi oo ay sheegeen in 60 ka mid ah ay xaqiijiyeen inay ka
tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab.

Afhayeenka ciidamada booliska C/laahi Xasan Bariise oo dhankiisa
hadlay ayaa waxa uu sheegay in baaritaanadaani ay sidoo kale hub kusoo
qabteen oo amaanka wax loogu dhimayay, isaga oo shacabka ugu baaqay in
ka gacansiiyaan sugida amaanka magaalada Muqdisho.

Howlgalada Muqdisho ayaa maalmahaan soconayay kadib markii magaalada
ay kusoo bateen falal amni daro oo isadaba joog ah Hay’adaha amaankana
lagu eedeeyay in gabeen shaqadooda.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden