» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Walaac laga qabo abaar mar ka dilaacda Soomaaliya oo sii kordhaya

 

Ururka Midowga Yurub ayaa waxa uu sheegay in laga yaabo in mar kale ay
abaaro ka dilaacaan gudaha wadanka Soomaaliya.

Haweeneyda lagu magacaabo Kristalina Georgieva oo ah Madaxa xiriirka
Caalamiga ah iyo gargaarka bani’aadanimada Midowga Eurube ayaa
sheegtay in sanad kadib Waqtigii Qm ay ku dhawaaqday in abaartii
Soomaalia ka jirtay ay isku badashay heer Macluul ah laga Cabsi qabo
inay soo Cusboonaato Abaartii Sanadkii hore ku dhufatay Soomaaia

Dhinaca kale Andris Piebalgs oo dhinaca Hormarinta ugu qeybsan Midowga
Erube ayaa tilmaamay inay Gurmad ahaan Abaartii dhacday ay ku bixiyeen
Wadamada Geeska Africa Lacag gaareeysa €788 Bound islamarkaana qeyb
weyn ay ku lahaayeen ka samata bixinta Abaarta dadka ku nool gudaha
Soomaalia.

Midowga Yurub ayaa sheegay in Ugu yaraan 13 Million oo qof kuwaas oo
ku sugan Wadamada Soomaalia ,Ethopia ,Kenya ,Jabuuti inay si xun u
saameeysay Abaartii 2011kii ka dhacday Geeska Africa.

Waxaa maanta Hal Sano laga joogaa markii Qm ay ku dhawaaqday Macluul
ka jirta Soomaalia, waxaana dhibaatooyin dhinaca nolosha ah ku sugan
Barakacayaasha gudaha dalka iyo dadka u qaxay Wadamada dariska ah gaar
ahaanna Xeada Qoxootiga Dunida ugu weyn ee Dhadhaab.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden