» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Walweyn

 

Dagaal mudo qaatay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al shabaab
ayaa waxa uu xalay ka dhacay deegaanka Xoosh ee duleedka degmada
Dharkeenlay ee gobolka Banaadir kaasi oo yimid markii ay weerar
qaadeen Shabaab.

Mid ka mid ah dad deegaanka Xoosha oo la hadlay Warlalis ayaa sheegay
in dagaalkaasi oo la isku adeegsaday rasaas iyo madaafiic culus oo ku
dhintay hal ruux oo ahaa nin Odey ahaa sidoo kale uu ku dhaawacmay qof
kale oo rayid ah.

Macadda Al Shabaab iyo ciidamada dowladda ee dagaalamay qasaaro soo
kala gaaray hase ahaatee waxaa la sheegayaa in uu jiro qasaaro labada
dhinac dagaalka kasoo gaaray.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda iyo Al Shabaab oo ku aadan
dagaalkii xalay ka dhacay deegaanka Xoosh ee degmada Dharkeenlay ee
magalada Muqdisho.

Dagaalada ceenkaani oo kala ah ayaa kusoo laalaabtay deegaanka Xoosh
halkaasi oo habeen u dhaaf uu dagaalo uga dhaco iyadoo la rumaysan
yahay in Shabaab laga saaray magaalada Muqdisho.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden