» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Warbixinadii u dambeeyay ee Kismaayo oo ay ka baxeen Shabaab

 

Wararka aynu caawa ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dhamaan ciidamadii Shabab auy iskaga baxeen magaaladaasi iyadoona hawada laga saaray Idaacaddii Andalus oo afka Shabab ku hadli jirtay oo magaaladaasi ku taalay.

Sida ay noo xaqiijiyeen in dhamaan ciidamadii Al-Shabab iyo saraakiishoodii ay magaalada ka baxeen iyadoon aan la garaneyn halka ay u dhaqaaqeen.


Dadka Kismaayo ku nool ayaa inoo sheegay in caawa uusan jirin shaqsi Shabab ka tirsan oo Kismaayo ku sugan.

Idaacaddii Al-Andaluus ayaa la sheegay in galinkii dambe ee maanta hawada laga saaray oo l a fur furay.


Xaaladda magaalada ayaa aad u kacsan waxaana caawa xiranh dhamaan goobaha ganacsiga waxaana saaran bandaw iskiis ah.

Dhanka kale faafaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaaladii Maanta waxaana deegaanadii lagu dagaalamay lagu arkayaa meydadka dagaalyahano ka tirsan Al-Shabab iyo gaadiid dagaal oo gudbtay.


Saraakiisha Ciidamada dawlada iyo kuwa Kenya ayaa sheegay inay gaareen dhul hor oo Jubbadda hoose ku yaala isla markaana ay si fudud ula wareegeen deegaanka Birta dheer.


Sidoo kale Col Cyrus Oguno oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Kenya ayaa waxba kuma jiraan ku tilmaamay in mid ka mid diyaaradahooda dagaalka laga soo riday hadalkaasna wuxuu ku qoray bogga uu Twetter,ka ku leeyahay waxaana uu intaa ku daray in 1 askari uu uga dhaawacmay dagaalakii maanta dhacay.


Wixii ku soo kordha waan idiin soo gubinaynaa Inshaa Alllah.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden