» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Wasiirka amniga: “waxaan galnay diyaar garow xooggan”

 

Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay
soo gabagabeysay qorshaha ay ku sugeyso amaanka magaalada Muqdisho
xili barri la filayo in uu furmo Shirka Ergada ansixinta dastuurka.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/samad Macalin Max’ud oo
Shir jaraa’id ku qabtay xasfiiskiisa ayaa waxa uu ku sheegay inay u
diyaar garoobeen sugida amniga Xarunta lagu qabanayo Shirka ansixinta
dastuurka islamarkaana ay iska kaashanayaan qeybaha kala duwan ee
ciidamada.

C/samad Macalin Max’ud ayaa sidoo kale sheegay in kaliya aysan
sugeynin amaanka goobaha Shirarka balse ay diyaariyeen qorshe ay ku
sugayaan amaanka guud ahaan magaalada Muqdisho, waxaana uu intaasi
raaciyay in sababaha marar badan shirka u baaqday aysan aheyn dhanka
amniga balse ay tahay cilado farsamo.

Dhowr jeer oo hore ayaa waxaa baaqday Shirka Ergada ansixinta
dastuurka kaasi oo dowladda ay shaacisay in uu furmayo maalinta bari
ah taasi oo keentay in la adkeeyo amaanka magaalada Muqdisho.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden