» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Wasaaradda waxbarashada oo amar ku soo rogtay Ardeyda Soomaaliyeed

 

Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Sheekh Cali Xaamud ayaa waxa uu kaga hadlay Shahaadooyin ay Wasaaradda soo saartay oo la doonayo inay qaataan ardeyda Dugsiyada sare ee Soomaaliya taasi oo ku tilmaamay shahaado Caalami ah.

Sheekh Cali Xaamud ayaa ugu baaqay Ardeyda Soomaaliyeed in maalinta arbacada ah ee tobaadkaani ay iska xaadiriyaan Wasaaradda waxbarashada iyaga oo wata shahaadooyinkooda sugsiyada sare si loogu badalo shahaadada cusub, waxaana uu intaasi ku daray in ardey kasta laga qabo 30 dollar oo lagu diiwaan galinayo.

Sidoo kale Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka Wasaaradda waxbarashada ayaa waxa uu sheegay inay diyaarinayaan Manhaj ay ku mideysan yihiin dhamaan ardeyda Iskuulada Soomaaliya, qorshaasi oo uu sheegay in ay wado Wasaaradda soona gabagabeeneyso.

Waqtiga dowladda KMG waa gabogabo, iyadoo aysan jirin Manhaj ay ku mideysan yihiin daladaha waxbarasho ee ka jira Soomaaliya iyo sidoo kale Dalad hoostagta dowladda KMG Soomaaliya.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden