» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Al Shabaab: “AMISOM diyaaradaha ay soo iibsatay wax noogama qaadayso”

Maamulka Al Shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka jawaabay hadal kasoo baxay AMISOM oo ahaa in diyaarado ay ku qabsato Kismaayo ay ka soo iibsatay Ruushka.

Isaga oo la hadlayey Warbaahinta ku hadasha afka Al Shabaab Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo ee Al Shabaab Xasan Yacquub Cali ayaa waxa uu ka hadalay hadal dhawaan ka soo baxay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda oo ku aadanaa in ay soo iibsadeen diyaarado dagaal kuwaasi oo ay sheegeen in ay ku weerari doonaan magaala xeebeedka Kismaayo ee Jubooyinka Xasan Yacquub ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay isku diyaariyeen dagaal uga yimaaada ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

Dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka codsaday inay kala qeyb qataan dagaalada ay kula jiraan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo uu ku faanay in ay ku guulaysteen.

Al Shabaab ayaa labadii sano ee u dambeysay ee 2011 iyo 2012 waxaa gacan ku hayntooda lagala wareegay magaalooyin Istaraatiiji ah oo ay ugu dambeeyeen Afgooye , Afmadow iyo Balcad.


 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden