» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Xukuumadda oo ku baaqday in la gargaaro barakacayaasha

 

Wasiiru dowlaha Xukuumadda KMG Soomaaliya Cabdi Cali Xasan ayaa waxa
uu ka hadlay cabashada dhinaca nolosha ee kasoo yeereysa
barakacayaasha taasi oo uu sheegay in Xukuumadda inta awoodeeda ah ay
wax ka qabaneyso, isaga oo ugu baaqay Hay’adaha samafalka inay
gargaaraan barakacayaasha bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed.

Cabdi Cali Xasan ayaa waxa uu meesha ka saaray warbixino ay horay u
shaacisay QM oo ku aadanaa inay dhamaatay macluushii Soomaaliya balse
waxa uu sheegay wasiirka in wali ay taagan tahay baahida shacabka oo
uu sheegay in sidoo kale ay Mas’uuliyad ka saaran tahay cid kasta oo
wax haysata sida ganacsatadda.

Waxii ka dambeeyay markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan
waxaa soo badanayay cabashada kasoo yeereysa dadka tabaaleysan oo
dalbanaya gargaar ay ku afuraan.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden